Jowhar (Radio-Isnaay)-Beeraleey badan oo fatahaadihii ay saameeynta ku yeesheen ayaa ka cabanaya cayayaan isugu jiro diirato iyo malabiso iney ka dhibateyaan dalagyada digirta sisinta iyo qudaarta oo aysan u heynin dawooyin tayo leh oo ay ku buufiyaan beeraha.
Warbixintan waxaa soo jeedineysa;- Maryama Shiikh Cabdi.