Beeraleyda Degmada Mahadaay oo Cabsi ka Muujiyay Xaddiga Biyaha Wabiga Shabeelle.

0
208

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhawaan ayay ahayd markii uu biyo keenay wabiga shabeelle ee Mara Deegaano ka Tirsaan Gobolkani shabeellaha Dhexe waxaana Hadda soo ifbaxaya walaac ay muujinayaan Bulshada ku nool deegaano hoostaga degmada Mahadaay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here