Maamulka Machadka Jowhar oo Wada Qorshe Dugsi Sare ay Ku Hirgalinayan.

0
201

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cumar  Cali Maxamuud oo ah Maamulaha Machadka Magaalada Jowhar ayaa Isaga oo Wareysi Gaar ah Siinayay Idaacadda Isnaay Waxa uu Sheegay in ay Wadaan Qorshe Mustaqbalka Dhow ay Ku Hirgalinayan Dugsi Sare oo uu Yeesho Machadkaasi oo Hadda ah Dugsi Hoose iyo Dhexe.

 Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here