Dhaqaatiirta Sarelba oo ka Digay Halista Xanuunka Jadeecada Xoolaha.

0
172

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa soo badanaya cudurada ku dhaca xoolaha Deegaanada Gobolka Shabeellaha dhexe iyada oo ay u badan yihiin Ari cadka iyo idaha illaa markaana laga soo sheegayo in xoolo ay ugu dhinteen cudurka agmarka iyo xaafoowga Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Dr Xuseen Cabdi Warsame.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here