Wasaaradda Gargaarka Hirshabeelle oo Wada Qorshe lagu Taageerayo Barakacayasha.

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isuduwaha wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka maamulka hirshabeelle uqaabilsan gobolka hiiraan Xaawo Axmed Maxamed ayaa sheegtay in xiligan dhibatooyin dhinac walba ay heysato dadka danyarta ah ee ku nool xeryaha barkac ee magaalada baladweyne waxa ay tilmaamtay in ay wado qorshe lagu gar garaayo dadkaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here