Qaar kamid ah Haweenka Baladweyne oo la Baray Habka Xalinta Khilaafaadka Bulshada.

0
236

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gabdhahan oo ay ku jiraan ku dhameeyay Heerka Koobaad ee jamacadaha iyo Kuwo Bartay Xalinta Khilaafaadka Qoysaska ayaa Billaabay in ay Tababar Siiyaan Qaar kamid ah Haweenka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Si ay Qeyb uga Qaataan Xalinta Khilaafaadka Qoysaska Magaaladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here