Dugsiga Farsamada Gacanta oo Gacan ka Geysanaya Horumarinta Xirfadda Haweenka Baladweyne.  

0
259

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 20 gabdho ayaa Magaalada Baladweyne loogu soo xiray tababar Ku Saabsan xirfadda Dawaarka ama Harqaanka waxa uuna socday in ka badan labo bilood iyada oo loogu talagalay in haweenka xirfadooda sare loogu qaado si ay ugu shaqeystaan islamrakana ay qeyb kaga noqdaan maareynta qoyskooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here