Jowhar oo lagu soo xiray kulan Aqoon kororsi oo ku saabsanaa Masibooyinka Dabiiciga ah.

0
178

Jowhar (Radio-Isnaay)-Magaalada jowhar waxaa labadii maalin ee ugu dambeysay ka socday kulan aqoon kororsi ah oo looga hadlaayey sidii loo mareynlaha qataraha masibooyinka sida fatahdaaha oo inta badan ku soo lab laabta deegaanada gobolka shabeellaha dhexe waxana ka faa,ideystay qeybaha kala duwan ee bulshada jowhar.

Warbixintan waaa soo jeedinayo :-Cabdi Casiis Xasan Mocallim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here