Dowladda Turkiga oo soo saartay Awaamiir Cusub

0
176

Wasiirka Arimaha Gudaha dalka Turkiga Süleymaan Soylo  ayaa  soo saaray awaamiir la xiriirta ka hortagga Cudurka safmareenka ah ee COVID-19 oo kiisas farabadan laga helay dalkaas.

Wasiirka ayaa wacad ku maray ay talalabo ka qaadi doonan cidda aan u hoggaansamin awaamiirta ay soo saareen, isla markaana dadka Ajaanibta ah ee wata baasaboorka Turkiga lagala noqn doono hadii uusan fulin awaamiirta.

Warkan kasoo baxay Wasiirka Arimaha Gudaha dalka Turkiga Süleymaan Soylo   ayaa waxaa uu saameyn ballaran ku yeelan karaa Soomaalida ku nool dalkaas, kuwaas oo u damaashaad taga Goobaah dalxiiska, kuwaas oo aan hoggaansamin bandowga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here