Ganacsatada Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Dhaq Dhaqaaqyada Ganacsi ee Bisha Ramadaan

0
151

.Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Si Weyn Suuqyada Magaalada Jowhar looga Dareemayaa Dhaq dhaqaaqyo Ganacsi oo aad u Sareeya Maadaama lagu Guda Jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan Waxaana Meelaha ugu Badan Sida Ballaaran looga Dukaameysanayo Kamid ah Goobaha Lagu iibiyo Raashiinka Qutul Daruuriga ah Sida ay Radio Isnaay u Sheegeen Qaar kamid ah Ganacsatada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here