Beeraleeyda tuulada banaaney oo walaac ka muujiyay biyo la’aanta kanalka Cali shoobare.

0
191

JOWHAR (Radioisnaay) Beeraleydan ayaa laba xilli beereed aan ku waraabin kanaalka Cali Shoobare ka dib markii Hey’adda FAO ay ku wareejisay , qaar ka mid ah NGO yada ka shaqeeyo gobalka iyada oo loo Saaray guddiyo howshaasi kormeera Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Gudoomiye ku Xigeenka Tuulada Banaaney Muxumed Ismaaciil Xuseen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here