Dr Cali Macow oo ka Digay Halista Cunooyinka Kala Duwan ee Xilliga Afurka.

0
172

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta lagu gudi jiro bisha barakeysan ee Ramadaan marka la gaaro xilliga afurka inta badan dadka waxa ay isticmaalaan Cunooyin kala duwan oo caafimaadka mararka qaar dhibaato ku ah hadaba Dr Cali Macow Aweys oo ka mid ah dhaqaatiirta soomaaliyeed ayaa bulshada ugu baaqay in xiliga afurka uu Qofka Sooman iska ilaaliyo Raashiin Badan iyo Cabidda Biyaha Badan ee Qabowga ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here