Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Billaabay Qorshe lagu Xoojinayo Tayada Waxbarashada Gobolka.

0
195

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa soo kordhaya Tirada Ardayda Wax ka Baraneysa jaamacadaha iyo iskuulada dalka gaar ahaan Magaalada Jowhar oo xarun u ah hirshabeelle iyada oo ay jiraan dhalinyaro ku howlan arimahaasi.

Xuseen Xasn Badbaado waa mid ka mid ah ururada dhalinyaro ee hadafkoodu yahay sidii sare loogu qaadi lahaa tayada waxbarshada ardayda iskuulada iyo jamacadha Gobolkani shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here