Barakacayaasha Magaalada Jowhar oo Dalbaday in laga Taageero Afurka Bisha Ramadaan.  

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta badan Shacabka Soomaaliyeed Gaar ahaan kuwa Kunool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa Soo Adeegtay Waxyaabahii ay ku Soomilahaayeen Bisha Barakeysan ee Ramadaan Waxaase jira Danyar aan Awoodin in ay Soo Iibsadaan Waxii ay ku Afuri lahaayeen Bishan Ramadaan Iyaga oo Shacabka soomaaliyeed ka Dalbaday Taageero Muuqata.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here