Dabageed oo Hadiyad Goddoonsiiyay Mid kamid ah Naafada Magaalada B/weyne.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle Yuusuf  Axmed Hagar Daba-geed ayaa mid ka mid ah dadka naafada ka ah lugaha ee ku sugan Magaalada Baladweyne ku wareejiyey gaari cusub oo Noho ah si uu ugu adeegsado goobaha uusan gaari Karin waxa uuna sheegay madaxweyne ku xigeenka in ay ka go’antahay garab istaagga bulshada danta yar gar ahaan kuwa Naafada ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here