Soomaalida ku Nool Sacuudi Carabiya oo ka Hadlay Dhibaatooyinka ay la Kulmaan.

0
253

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Soomaalida Kunool Qurbaha ayaa la Kulma Dhibaatooyin Badan oo ku aadan Dhinaca Nolosha Waxaana ugu Badan Kuwa Kunool Waddanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Aan Heysan Sharciyadda Waddankaasi.

Ramlo Muxumed oo kamid ah Soomaalida Ku Nool Waddanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Radio Isnaay uga Warantay Dhibaatooyinka ay kala Kulamaan Soomaalida Waddankaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here