Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Billaabay Qorshe lagu Taageerayo Dhalinyarada.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxamed Cabdi Shiikh Xaandow oo ah Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Siyaasadda Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo la Hadlayay Warbaahinta Isnaay ayaa Sheegay in ay Wadaan Qorshe ay ugu Talagaleen in ay ku Dhiiragaliyaan Dhalinyarada Waxbaratay ee ka soo Jeeda Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here