Bulshada Magaalada Jowhar oo Ka Hadlay Muhiimadda Maamul Wanaagga u Leeyahay Deegaanka.

0
172

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulsho Wabla oo Meel ku nool Waxa ay u Baahantahay Maamulka Ka Taageera Adeegyada Aas aasiga ah ee Dadka u Baahanyihiin Si Taasi loo Helo Waxaa Muhiim ah in laga Wada Shaqeeyo Maamul Wanaagga iyo Horumarka Deegaanka Qof Mudanna loo Dhiibo Shaqadaasi sida uu Radio Isnaay u Sheegay Cabdiraxiin Cumar oo kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here