Magaalado Cadaado oo Maanta laga Oogay Salaad Roob-doon ah.

0
211

Jowhar (Radio-Isnaay)-Dadka reer cadaado ayaa maanta iskugu soo baxay salaad Alle looga baryaayo in kuleylka uu uga qaado roobna uu siiyo.

Sedex maalin kahor ayay ahayd markii maamulka degmada Cadaado uu shaaciyay in maanta la tukanayto salaadda roob-doon ah oo hal meel lagu wada dukado.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here