Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Baaq Udiray Dhalinyarada Jowhar.

0
212

Jowhar (Radio_isnaay) Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa dhalinyarada ku booriyey in ay ka qeybqataan Nabadgalyada deegaanka waxa uuna sheegay in loo baahanyahay in dhalinyarada ay la shaqeyaan maamulka gobolka iyo hey,adaha Amniga.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here