Jowhar(Radio-Isnaay)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 89.41% codadkii dadweynaha reer Jabuuti doorashadii shalay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya: – Cabdi casiis Xasan Mucalin.