Gabdhaha Magaalada Jowhar oo Fariin Adag u Diray Hablaha Soomaaliyeed.

0
225

Jowhar –  ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah gabdhaha dhigta jaamacadaha magaalada jowhar ayaa baaq u jeediayay gabdhaha soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool magaalada jowhar in ay dib ugu laabtaan waxbasrashadooda maadaama waalidkood ay ku soo tiir iyo tacab beelleen islamarkaana gorgortan la galaan ragga si ay waxbarshada halkeeda uga sii wataan.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : Maryama Shiikh Cabdi. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here