Maamulka Tuulada Tuugaarey oo Taageero ka Dalbaday Madaxda Hirshabeelle.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka iyo Shacabka Tuulada Tuugaarey ayaa Maalmahaana Wada Dadaallo ay uga Hortagayan Fatahaado Horleh oo uu Wabiga Shabeelle Ka Ka sameeyo Tuuladaasi Waxaana ay Billaabeen in ay Dayactiraan Goobahii uu Wabiga Fatahay Horaantii Sanadkan.

Gudoomiyaha Tuulada Tuugaarey Shuceyb Siidow Shiikh ayaa Maamulka Hirshabeelle ugu Baaqay in ay Bulshada Deegaanka ka Taageeraan Sidii looga Hortagi lahaa Fatahaado kale oo uu Wabiga Sameeyo Maadaama Dhawaan la Fillaayo in uu Biyo Keeno.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here