Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Billaabay Dayactirka Kanaalka Barwaaqo.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleydan ayaa Sanad Walba laga Qaadaa Lacag Dhan 620 kun oo Shillinka Soomaaliga ah Si Loogu Dayactiro Kanaalka Barwaaqo oo ah Kan ugu Barwaaqeysan Kanaalada Magaalada Jowhar Maadaama uu ku yaalo Bariga Xiintooyda Jowhar oo ah Meela an Biyaheeda Dhamaan Xilli Walba.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here