Amar uu Soo Saaray Maamulka Degmada Jowhar oo Dhaqangalay.

0
246

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadaaladan ay iska Kaashanayan Waxgaradka iyo Maamulka Xaafada Kulmis ee Magaalada Jowhar ayaa looga Gol Leeyahay Sidii looga Gaashaman lahaa Saameynta Daadadka Ka Dhasha Dhibicda Roobka Kuwaas oo Sababa Barakac iyo Burbur Hantiyeed oo soo Gaara Qaar kamid ah Danyarta Kunool Xaafadan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here