Maamulka Jaamacadda Plasma Faraca Jowhar oo Qorshe Cusub u Diyaariyay Ardayda.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabadullaahi Shiikh bashar oo ah Maamule ku xigeenka jaamacadda plazma Faraceeda Jowhar ayaa sheegay in ay dhiiri galin u sameeyaan Ardayda kaalimaha Hore ka gala imtixaanka jaamacadda ,waana nidaam u yaala qeybta Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here