Hirshabeelle oo Dib u Dhiseysa Waddooyinka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
176

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhawaan Waxaa Magaalada Jowhar ka Billaaban doona Dhismaha Waddada Xirriirisa Garoonka Diyaaradaha iyo Caasimadda Hirshabeelle Waddadaasi oo Gareysa 15 km iyo Jidka aada FAWGA Sabuun oo isna ah 15 Km sida uu Radio Isnaay u sheegay Cabdixamiid Maxamed Cali oo ah Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Maamulka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here