Gabdhaha Magaalada Jowhar oo Door muhiim ah kaga Jira  Horumarada Ganacsi ee Magaalada.

0
244

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Anisa waa mid ka mid ah gabdhaha ku nool magalada jowhar isla markaana Hal Abuurada Ganacsi ee Guuleystay ka Sameeyay suuqa Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad gobolleedka hirshabelle.

Waxa ay iibisa Dharka Nuucyadiisa Kala Duwan iyada oo Marxalado kala Duwan ka soo Martay Ganacsigan Si uu u Soo Gaaro Heerka uu Maanta Taaganyahay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here