Beeraleyda Degmada Mahadaay oo ka Cabanaya Cayayaano Baabi’iyay Dalagyadii ay Beerteen.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleeydan ku Dhaqan Deegaanada hoostagta degmada Mahadaay ee gobalka shabeellaha dhexe ayaa ka cabanaya cayayaan saameyn ku yeeshay dalagyada kala Duwan ee ay Beerteen Gaar ahaan Dalaga Digirta Sida uu Sheegay Axmed Nuur Macallin oo kamid ah Beeraleyda Deegaanadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here