Maamulka Gobolka Bakool oo Tallaalka Covid-19 ka Daah furay Degmada Xudur.

0
238

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daahfurka munaasabada tallaalka Covid-19   oo lagu qabtay isbitaalka degmada Xuddur waxa ka ka hadlay qaar ka mid ah holwadeenada caafimaadka oo sheegey in aysan waxyeelo laheyn talaalka bulshadana looga baahan yahay in ay qaataan.

G/kuxigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Bakool Yaxye Macalin Guddoomiyaha Degmada Xuddur Maxamed Macalin iyo Xildhibaan Xasan Ibraahim Lubuur oo talaalka lagu bilaabay ayaa bulshada faray inay qaataan tallaalka oo madaxda dalka ugu sareysa qaadatay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here