Gabdhaha Magaalada Jowhar oo Ka Faa’ideysanaya Fursadaha Shaqo ee Gobolkani.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maryama Maxamuud Guuleed iyo Faa’iza Xasan Cali oo kamid ah Gabdha Waxbartay ee Ku Nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa sheegay in ay Wadaan Dadaallo ay ku Doonayaan in ay kaga Qeyb qaataan Fursadaha Shaqo ee Ka soo Baxa Gobolkani.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here