Bulshada Magaalada Jowhar oo Billaabay u Diyaar garowga Bisha Ramadaan.

0
195

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhaq dhaqaaq Ganacsi oo Aad u Sareeyay ayaa laga Dareemaya Suuqayada Magaalada Jowhar Gaar ahaan Goobaha lagu iibiyo Raashiinka Qutul Darruuriga ah Maadaama Bisha Barakeysa ee Ramadaan ay Foodda inagu Soo Heyso.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here