Haweenka ka Shaqeeya Nadaafadda Magaalada Jowhar oo Taageero ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Haweenka ka Shaqeeya Nadaafadda iyo Bilic soo Celinta Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar ayaa ku Shaqeeya Daruufo Adag Mana Jirto Cid ku Kusiisa Wax gunno ah Waxayna Si Isku Tashi ah uga Shaqeeyan Nadaafadda Magaalada.

Haweenkan Mutadawaciinta ah ayaa Maamulka Hirshabeelle iyo Shacabka Magaalada Jowhar ka Dalbaday in ay ka Taageeraan Agabkii ka Saacidi lahaa Nadaafadda Magaalada Maadaama Dalka uu ka Jiro Xanuunka Safmarka ah ee Covid-19.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here