Dhalinyarada ka Shaqeysata Kabarada Khaadka ee Magaalada Jowhar oo Walaac Muujiyay.

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan oo isugu jiro kuwa xaasleyaal ah iyo kuwa reerkooda ku dabara lacagaha yar ee ay ka Hellaan Khaadka  ayaa ka cabanaya maalinta uu jaadku baaqdo madaama ay ka shaqeeyaan hagaajinta miisasaka Khaadka lagu iibiyo iyo habeynta marka uu yimaado Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Abuukar Maxamuud Jilacow oo Kamid ah Dhalinyarada ka Shaqeysata khaadka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here