Arday Dhameystay Barashada Cilmiga Tiknoolojiyadda oo Xaflad loogu Qabtay Magaalada Jowhar.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xafladan ayaa ahayd mid ay ku qalinjibinayeen Arday dhameysatay Barashada Cilmiga Computerka oo noqonaya dufcadii 4aad iyo 5aad ee ka soo aflaxa Macadka tababaradda iyo tiknoloojiyadda  Buundo ee Magaalada Jowhar.

Munaasabadda Waxaa Ka Qeybgalay Macallimiin Waalidiin Arday iyo Masuuliyiin ka Socotay Maamulka Degmada Jowhar kuwaas oo Dhammaantood Amaan iyo Bogaadin u Jeediyay Maamulka iyo Macallimiinta Machadka Buundo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here