Biyo La’aan Soo Wajahday Beeraleyda Tuulada Bannaaney ee Magalada Jowhar.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shacabka ku dhaqan Tuulooyin hoos yimaada Magaalada jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa waxa ay cabasho ka muujinayaan biyo yaranta soo wajahday dadka degankasi iyaga oo sheegay in dalagyada ay beerteen aay u Baaba’ayaan biyo la’aan Taas oo Markale Niyad Xumeyneysa Beeraleyda Tuulada Bannaaney sida ay Radio Isnaay u Sheegeen Qar kamid ah Beeraleyda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here