Madaxweynaha Hirshabeelle oo Dhagax Dhigay Suuqa Kalluunka Degmada Warshiikh.

0
191

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Socdaalka Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen uu kutagay Maanta Degmada Warshiikh ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa Waxaa Ku Wehlinayay Xildhibaano Ka Tirsan Labada Golle ee Maamulka Hirshabeelle Saraakiil Ciidan iyo Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Cali guudlaawe Waxaa Degmadaasi Si Diiran ugu Soo Dhaweeyay Maamulka Degmada Waxgarad Dhalinyaro iyo Haween Isaga oo Soo Dhaweyn ka dib Dhagax Dhigay Seyladda Kalluunka Degmada Warshiikh.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here