Kulan loogu Duceynayay Pro: Warfaa oo Lagu Qabtay Magaalada Jowhar.

0
235

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa ahaa mid loogu duceynayey Allah ha unaxaristee gudoomiyahii guud ee jaamacada Zamzam  Prof Axmed Muumin Warfaa oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Muqdisho waxaana kulankan soo qaban qaabiyey maamulka jaamacada zamzam Faraceeda Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here