Jowhar (Radio-Isnaay-) Arday badan ayaa Baraha Bulshada u isticmaasho dhanka wanaagsan kuwaas oo kaga faa,iideysto internetka ineey kala soo baxaan Casharo wax ku ool ah halka kuwa qaar ay u isticmaalaan inaaysan ka faa,iideysan oo ay waqtigooda ku lumiyaan.
Warbixintan Waxaa inoo soo Jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.