Cisbitaal Gobaleedka Jowhar oo noqday Xarun lagu Baaro dadka qaba Covid-19

0
227

Jowhar (Radio-Isnaay) Cisbitaal Gobaleedka Jowhar waa halka lagu Baaro dadka looga shakiyo Cudurka Covid-19 waxana malmahan ka socda qaadashada talaalka Cudurkaasi looga hortago iyado isbitaalka loo diyaariyey Sarakiil Caafimaad oo utababaran howlaha Covid-19 waxana yaala sheybaarka lagu baaro calaamadaha caabuqaasi uu leeyahay.

Warbixintan Waxa soo Jeedinaya:- Cabdi casiis Xasan Mucalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here