Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Daahfurtay Tallaalka Covid- 19.

0
215

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa maanta Magaalooyinka Jowhar iyo baladweyne ee Maamulka Hirshabeelle lagu qabtay Munaasabada lagu daah furayo Tallaalka Ka Hortagga Xanuunka Covid – 19  Waxaana ka Qeybgalay Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Sii Faahfaahineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here