Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan socday labada maalin oo ay ka soo qeyb galeen in kabadn 40 ruux oo dhalinyaro iyo haween isugu jiray ayaa lagu Baranayay Qaabka Awoodsiinta Haweenka iyo dhalinyarada dhanka siyaasada gaar ahaan xilliga doorashooyinka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.