Hirshabeelle oo Wada Qorshe lagu Horumarinayo Hooyada iyo Dhallaanka.

0
152

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka Maamul Gobolleedka Hirshabeelle ayaa Wada Qorshe lagu Horumarinayo Caafimaadka iyo Daryeelka Hooyada iyo Dhallaanka Si Loo Helo Hooyo Ubadkeeda oo Caafimaad Qaba.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikkh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here