Beraleyda tuulada maandheere oo bilaway tacbashada dalaga ee xiliga guga

0
197

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Tuulada Mandheere ee duleedka Magaalada Jowhar Saalax Maxamed Cali ayaa sheegay in ay wadaan udiyaar garoobidii ugu dambeyey ee xiliga tacabka beeraha guga waxa uuna sheegay in beeraleeyda rajadooda ay tahay sidii ay kaga soo kaban lahayeen qasaarihii ay kala kulmeen xiliga aan ka soo gudubnay ee deyrta waxa uuna intaasi raaciyey in ay beeri donaan dalayagyo kala duwan sida galey,sisiin, digir iyo khudaar.

Gudoomiyaha oo hadalkiisa sii watay ayaa tilmaamay in eysan xiligan haysan qarashkii beeraha oo ay ka mid yihiin abuur iyo agabka beeraha

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : –  Cabdi casiis xasan cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here