Wasaaradda Tamarta Hirshabeelle oo Mashruuc Biyo Dhaamin ah Ka Wada Magaalada Baladweyne.

0
202

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda tamarta iyo Qeyraadka Biyaha Maamulka Hirshabeelle ayaa Maalamahan deegaano dhaca Duleedka gobolka hiiraan ka billowday mashruuc biyo dhaamin loogu sameynayo dadka danyarta ah gaar ahaan kuwa barakacyaasha waxana ka faa,ideysanaya mashrucaan in ka badan 750 qoys.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here