Maamulka Tuulada Koongo oo Taageero Waxbarasho Ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
196

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Carruurta ku nool Tuulooyinka Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Waxbarasho u Soo Raadsada Goobaha Waxbarasho ee Magaalada Jowhar Taas oo Dhibaato ay ku Qabaan Ardaydaasi.

Maamulka Tuulada Koongo ayaa Wasaaradda Waxbarasha Hirshabeelle ka Dalbaday in ay u Hirgaliso Goobo Waxbarasho Si ay Ardayda Deegaanka ugu Sahlanaato in ay Waxbartaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here