Ardayda Jaamacadaha Muqdisho oo Walaac ka Muujiyay Xayiradaha uu Sababay Covid-19.

0
193

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii kordhaya walaaca ay ka qabaan Aradayda wax kabarata jaamacadaha Magaalada Muqdisho Taas oo ka Dhalatay Xayiraadaha lagu Soo Rogay Goobaha Waxbarashada Sida Iskuulada Iyo Jaamacadaha Taas oo laga Yaabo in Casharada  Si Online ah lagu Bixiyo Taasina ay Caqabad ku Noqoneyso Ardayda Sida uu Radio Isnaay U Sheegay Mustaf Maxamed Xuseen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here