Hogaanka Horumarinta Waxbarashada Gobolka Hiiraan oo Balad weyne lagu Doortay.

0
202

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Doorashadan oo ahayd qaabka codeynta qarsoon laguna dooranayey gudoomiyaha uruurka waxbarashada iyo horumarinta gobolka hiiraan ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Baladweyne waxaana ka qeybgalay ururada bulshada rayidka sida bahda waxbarshada iyo dhalinyarada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here