Odoyaasha dhaqanka Jowhar oo ka hadlay dhibaatooyinka laga dhaxlo guurka deg degga ah.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa guursada iyga oo aan qaadi Karin mas’uuliyadda guurka isla markaana ku jira Da’da waxbarashada oo caqligooda u kala qeybsamin in ay Qaado Mas’uuliyadda Qoyska taas oo ugu Dambeyn Carruurtii is Calmatay uu Soo Kala Dhexgalo Khilaaf ugu Dambeyn Sababa Burbur Qoyska ku yimaada sida uu Sheegay Nabadoon Axmed Colow Beerey oo kamid ah Waxgaradka Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here