Maamulka Xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar oo Hirgaliyay Goob lagu Qubo Qashinka Magaalada.

0
337

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Xaafada Horseed ee Magaalada Jowhar Cabdikariin Maxamuud Xasan ayaa sheegay in la sameeyey goob gaar ah oo qashinka lagu qubo waxa uuna tilmaamay in maalmahan ay wadaan wacyigalin ku aadan xoojinta nadaafadda iyo bilicda Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here